(Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjire Horie Ryoichi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Japan u qaabilsan Soomaaliya. Danjiraha Boqortooyada Japan Mudane Horie Ryoichi ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Boqorka dalkiisa Boqor Naruhito iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Japan Mudane Shinzō Abe, waxa uuna ka mahadceliyay ka qeyb … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjire Horie Ryoichi